Sunday, April 28, 2024

Ololaha doorashada Somaliland oo si rasmi ah u bilowday maanta iyo Xisbiga UCID oo..

Ololaha doorashada Baarlamanka iyo goleyaasha degaanka ayaa maanta si rasmi ah uga bilowday guud ahaan gobolada maamulka Somaliland. Maaddaama xisbiyada mid walba maalin gaar ah...

Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha wasiirada Maamulka Somaliland? (Sawirro)

Fadhigii 90-aad ee golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta lagaga hadlay qodobbo dhawra. Ugu horreyn, Madaxweyne...

Dowladda Soomaaliya oo baaq kasoo saartay xaalada adag ee ka taagan magaalada Laascaanood

War saxaafadeed caawa kasoo baxay wasaaradda warfaafinta dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in ka xun tahay shaqaaqooyinka ka socda magaalada Laas Caanood...

Madaxweyne Muuse Biixi oo xilka ka qaaday mid kamid ah Golihiisa Wasiirrada (Wareegto)

Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto Madaxweyne uu soo saaray xilkii kaga qaaday wasiirkii Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga kuna magacaabay wasiir...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs