Saturday, April 20, 2024

Somaliland oo jawaab culus ka bixisay go’aanadii ka soo baxay Xisbiyada Mucaaradka

Xukuumada Somaliland ayaa  ka jawaabay go'aanadii ka soo baxay xisbiyada mucaaradka oo sheegay ineysan wixii hadda ka dambeeya Madaxweyne u aqoonsaneyn Muuse Biixi oo...

Suuqa xorta ah ee Aagga cashuuraha ka caaggan oo maanta xariga laga jaray (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay suuqa xorta ah ee Aagga cashuuraha ka caaggan oo laga bineeyey...

Somaliland oo soo bandhigtay Magacyada Lix Hay’adood oo shaqo joojin ay ku sameysay

Qoraal kasoo baxay Wasaarada Qorsheynta iyo Horumarinta maamulka Somaliland ayaa shaqada looga joojiyay lix kamid ah Hay'adaha ka howl gala Deegaanada maamulkaasi. Hay'adahan shaqada laga...

Muuse Biixi oo si aan caadi aheyn loogu soo dhoweeyey Magaalada Berbera (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Berbera, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey shacabka iyo qeybaha bulshada. Muuse Biixi...

Casho Sharaf Hargeysa loogu sameeyay Wasiirka Arimaha Dibadda Eritrea (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Somalilad, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa casho-sharaf ku maamuusay  wasiirka arrimaha dibadda dalka Ereteriya, Mudane Cismaan Saalax Maxamed iyo wafdi la socday oo...

Daawo Sawirada: Xuska Dabaal dega 18-ka May oo saakay ka socota Hargeysa

Waxaa saakay magaalada Hargeysa iyo magaalooyin kale oo katirsan maamulka Soomaaliland ka socota xuska munaasabada 18-ka May oo ah maalintii ay ku dhawaaqday Soomaaliland...

Muuse Biixi oo Magacaabay Wasiiro cusub & masuuliyiin kale , Maxaabiis xirana ka farxiyey

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa soo saaray Digreeto uu ku magacaabayo xubno cusub oo xukuumadda iyo Hay'addaha Dawliga isugu jira. Magacyada xubnaha la magacaabay...

Muuse Biixi oo ka qeyb galay aaska qoys ku le’day guri ku soo dumay...

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa galabta ka qaybgalay Aas qaran oo xabaalaha magaalada Hargeysa loogu sameeyey qoys Afar ka koobnaa oo kala...

Somaliland oo dhibsatay si kululna u cambaareesay Hadal kasoo yeeray James Swan

Maamulka Somaliland ayaa ka carooday qoraal dhawaan uu soo saaray Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, Amb. James Swan, qoraalka ayuu ku sheegay inuu ka...

(Sawirro) Taiwan oo Xafiis diblomaasi oo rasmi ah oo ka furatay Somaliland

Maamulka Jasiirada Taiwan oo sheegta iney yihiin dal ka go’ay Shiinaha ayaa xafiis diblomaasiyadeed ka furtay magaalada Hargeysa ee Maamulka Somaliland. Furitaanka xafiiska ayaa saaka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs