Thursday, April 25, 2024

Imaaraadka oo Gaadiid badan oo nuuca Dagaalka ah ku wareejiyay Jubbaland (Sawirro)

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa gaadiid badan oo nuuca dagaalka ah gaar ahaan kuwa loo yaqaan Cabdi Bilaha iyo hub ku wareejisay dowladda goboleedka Jubbaland,...

Mashquul laga dareemayo Suuqyada Muqdisho iyo shacabka hal arrin ka cabanaya

Shacabka Muqdisho oo diyaar garowgii ugu dambeeyey ugu jira bisha barakeysan ee Ramadaan oo la filayo iney bilaabato maalinta beri oo Khamiis ah. Shacabka magaalada...

(Sawirro) Mareykanka oo boqolaal milyan ugu deeqay Itoobiya ka dib booqashadii Blinken

Mareykanka ayaa sheegay in Itoobiya ay tahay xulafadooda ugu muhiimsan geeska Afrika, iyadoo haatan meesha laga saaray mad madowgii u dhexeeyey ee ka dhashay...

Al Shabaab oo Weerar qaraxyo ku bilowday saakay ku qaaday Saldhig ciidan

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday saldhig ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta Jubbaland kaga sugnaayeen deegaanka...

Hoobiyeyaal ku dhacay xaafado ka tirsan Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

Labo madfac oo ah nooca Mortar-ka ee hoobiyaha Soomaalidu u taqaano ayaa caawa ku habsaday qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho Iskuul u dhow isgoyska...

Ciidamada Danab oo Dilay Sargaal katirsanaa Al Shabaab iyo ilaalo badan uu watay

Ciidanka kumaandooska Soomaaliya ee Danab oo garab ka helaya kuwa nabad sugida Jubbaland ayaa  deegaanka Turdho iyo deegaanada ku xeeran wabiga jinkiisa ee gobolka...

Xasan Sheekh oo booqday deegaanka Maleeley ee hoostaga degmada Jamaame (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safar shaqo oo uu ku joogo dowlad-goboleedka Jubaland ayaa maanta booqday deegaanka...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha ciidanka xoogga oo tagay Janaay Cabdalle (Sawirro)

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa maanta booqday deegaanka Janaay Cabdalle oo kamid ah deegaannadii dhawaan...

Madaxweyne Xasan oo Jubbaland madaxdooda oo ka arrinsaday dagaal ka dhan ah Al Shabaab...

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axamed Maxamed Islaam ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Jubaand kaasi...

Taliska Booliska Somalia oo war ka soo saaray dil kale oo galabta loo geystay...

War ka soo baxay Taliska Boliiska qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa looga hadlay dil kale oo galabta askar ka tirsan ciidanka dowlada u...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs