Ciidamada dowlada Somalia oo dagaal kula wareegay degaano cusub oo ka tirsan..
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta degaanka ee gobolka Hiiraan ayaa la wareegay deegaanada Inji iyo Afcad oo u dhexeya degmooyinka Jalalasi...
Kursigii Xildhibaannimo uu baneeyay Ra’isul Wasaare Xamse oo lagu guuleestay (Sawirro)
Waxaa goordhaw magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ka dhacday doorashada kursigii xildhibaannimo uu banneeyay Ra'isul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre.
Kursigan...
Ciidamo Huwan ah oo la wareegay Deegaan Al Shabaab Saldhig weyn ku lahaayeen
Ciidanka milatariga Soomaaliya oo garab ka helaya ciidamada daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa dagaal kula wareegay deegaanka Qunbi oo hoostaga degmada Afmadow ee gobolka Jubbada...
Axmed Madoobe oo arrimo muhiim ah kala hadlay Mohamed El-Amine iyo Xubno la socday...
Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka gaarka ah e Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa ATMIS Ambassador...
Ciidamo sugaya Amniga Deegaanno laga saarayo Al Shabaab oo la diyaariyay (Sawirro)
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta tababar u soo xiray dufcada lixaad ee Ciidamada Booliska Jubaland oo qaatay tababar kala...
Ciidamada Dowladda oo dilay Xubno katirsan Al Shabaab soona bandhigay (Sawirro)
Ciidanka milatariga Soomaaliya oo garab ka helaya ciidamada maamulka Jubbaland ayaa howlgal qorsheesay oo ay ka fuliyeen deegaanka Janaay Cabdalle waxa ay ku dileen...
Askar gaari kala goosatay Wasiir ka tirsan Jubbaland oo u galay Al-shabaab (Sawirro)
Al-Shabaab ayaa degaanada ay maamusho ku soo bandhigtay seddax askari oo ay tillmaameen inay kasoo goosteen Maamulka Jubbaland oo watay gaari ay kala soo...
Xassan Shiikh oo arrin xasaasi ah ka dalbaday Ergayga Maraykanka u fadhiya UN-ka (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay caasimadda Muqdisho Ergeyga dalka Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Marwo Linda-Greenfield...
Madaxweyne Erdogan oo si weyn uga carrooday falkii lagu gubay Kitaabka Qur’aanka
Madaxweynaha dalka Turkiye, Rajab Dayib Erdoğan ayaa si kulul u cambaareeyay falkii kooxo cunsuriyiin ah ku gubeen kitaabka Qur'aanka Kariim iyo bannaanbaxii ka dhacay...
(Sawirro) Axmed Madoobe oo xariga ka jaray dhismo qurux badan oo loo dhisay wasaarrada...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xariga ka jaray xarunta cusub ee wasaarrada caafimaadka iyo gurmadka deg dega ah ee...