Thursday, April 18, 2024

Maraykanka oo shaaciyey inuu duqeyn ku laayey 60 ka tirsan Al-Shabaab

Taliska ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ayaa faahfaahin ka bixiyey duqeyn dhinaca cirka ah oo 12kii bishan ay ka fuliyeen duleedka degmada Xarardheere ee...

Madaxweyne Xaaf oo shaaciyay Magacyada Senataro iyo Wasiiro faro galin ku haya (Akhriso)

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu sheegay in faro galin ku hayaan maamulkooda  Xildhibaano, Senetaro iyo Wasiiro katirsan...

(Akhriso) Xaaf oo ku dhawaaqay Golaha Wasiirada Cusub ee Maamul goboleedka Galmudug

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa goor dhow koo caawa ah ku dhawaaqay golaha wasiirada maamulkiisa. Golaha wasiirada cusub uu Madaxwayne Xaaf...

Maraykanka oo duqeeyey saldhig Xarakada Al-Shabaab ku laheyd bartamaha Somalia

Taliska howlgalka Mareykanka Afrika ee (AFRICOM) ayaa shaaciyey in dayuuradaha Mareykanka ay duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliyeen degaano ka tirsan gobolka Mudug ee...

Xildhibaano ku sugan Dhuuso Mareeb oo Mooshin ka keenay Madaxweyne Xaaf

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in Xildhibaano katirsan Baarlamaanka maamulkaasi gaar ahaan garabka Ahlu Sunna mooshin xil...

Maamulka Galmudug ee degmada Cadaado oo soo saaray amar culus (Akhriso)

Guddoomiyaha cusub ee degmada Cadaado Cabdikariin Maxamed Cilmi ayaa amar culus ku soo rogay siyaasiyiinta ku sugan degmadaas. Qoraal ka soo baxday Xafiiskiisa ayuu ku...

Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado ka dhaceysa iyo Cali Gacal oo ka hadlay

Magaalada Cadaado oo xarun u ah garab kamid ah maamulka is khilaafsan ee Galmudug ayaa waxaa ka socda qaban qaabada Doorasho la sheegay in...

Gudoomiye Baarlamaanka oo lagu doortay magaalada Dhuuso Mareeb

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in galabta magaaladaasi Xildhibaanada Ahlu Sunna ku matala Galmudug ku doorteen Gudoomiye...

Madaxda sare ee Galmudug oo la kulmay C/kariin Shiikh Muuse Qalbi Dhagax (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Dhuusamareeb kulan kula yeeshay wafdi uu hogaaminayo Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi Dhagax oo ah sarkaal ka...

Dowlada Somalia oo lagu eedeeyey iney Aqalka sare u adeegsatay faragelinta Galmudug

Wasiirka Warfaafinta Galmudug Maxamed Aadan Cusmaan (Mesegawaa) ayaa madaxda dowladda federaalka ku eedeeyey iney weli sii wadaan fara gelinta ay ku hayaan dowlad goboleedka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs