Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

Madaxweyne Xaaf oo shaaciyay Magacyada Senataro iyo Wasiiro faro galin ku haya (Akhriso)

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu sheegay in faro galin ku hayaan maamulkooda  Xildhibaano, Senetaro iyo Wasiiro katirsan dowlada Federaalka Soomaaliya.

Qoraalka Xaaf kasoo baxay ayaa lagu sheegay in Dowlada Federaalka Soomaaliya ka shaqeeneyso bur burinta heshiisyadii ay wada galeen maamulka Galmudug iyo kooxda Ahlu Sunna.

Galmudug garabka Madaxweyne Xaaf ayaa sheegtay in Senetaro ay ku jiraan Cabdi Dhuxulow Dhagdheer , Yuusuf Geelle Ugaas iyo Wasiir Qoor qoor ay caqabad ku yihiin maamulka Galmudug.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka Xaaf uu soo saaray 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Hey’adda Duulista Hawada oo go’aan culus ka soo saartay duulimaadyada Kismaayo

Caydiid Ali

Madaxtooyada Somalia oo Faah faahisay waxyaabaha lagu gorfeyn doono Shirka Dhuusomareeb

Cabdi Cade

41 Al Shabaab ka tirsan oo duqeyn lagu laayey (War-saxafadeed)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---