Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

Maamulka Galmudug ee degmada Cadaado oo soo saaray amar culus (Akhriso)

Guddoomiyaha cusub ee degmada Cadaado Cabdikariin Maxamed Cilmi ayaa amar culus ku soo rogay siyaasiyiinta ku sugan degmadaas.

Qoraal ka soo baxday Xafiiskiisa ayuu ku amray in wax shirar iyo isu’imaad ah aan lagu qaba karin Magaaladda Cadaado iyadoo aan fasax laga heysan Maamulka.

Magaalada Cadaado ayaa waxay xarun u tahay garab ka  mid ah madaxda iskhilaafsan ee Galmudug oo ay hogaamiyaan Madaxweyne ku-xigeenka iyo gudoomiyaha baarlamanka Galmudug.

Hoos ka akhriso Qoraalka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Meydka Xamuud Samraan oo laga qaaday Muqdisho iyo masuuliyiin sii sagootisay (Sawirro)

Cabdi Cade

Dowlada Turkiga oo xadgudub halis ah ku tilmaamay talaabo uu qaaday Ruushku

Caydiid Ali

Kaalintee Somalia ka gashay qiimeynta FIFA ee Kubada Cagta sanadka 2022?

Caydiid Ali
Taboola Ads ---