Monday, August 8, 2022

Madaxda sare ee Galmudug oo la kulmay C/kariin Shiikh Muuse Qalbi Dhagax (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Dhuusamareeb kulan kula yeeshay wafdi uu hogaaminayo Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi Dhagax oo ah sarkaal ka...

Dowlada Somalia oo lagu eedeeyey iney Aqalka sare u adeegsatay faragelinta Galmudug

Wasiirka Warfaafinta Galmudug Maxamed Aadan Cusmaan (Mesegawaa) ayaa madaxda dowladda federaalka ku eedeeyey iney weli sii wadaan fara gelinta ay ku hayaan dowlad goboleedka...

Tawfiiq Islamic Online oo Bishaaro Muhiim ah u haya Qurbo joogta Soomaaliyeed

Waxa loogu bushaaraynayaa dhamaan dad waynaha jecel barashada diinta islaamka in machadka Tawfiiq Islamic Online uu qaadanayo arday cusub oo bilaw dhexdhexaad yar-yar iyo...

(Akhriso) Doorashadii Madaxweynaha Galmudug ee Cadaado oo muddo kooban dib loo dhigay

Qoraal ka soo baxday Xildhibaanada Galmudug ee ku sugan Magaalada Cadaado ee ayaa waxay shaaaca kaga qaadeen Jadwalka cusub ee doorashada Madaxweynaha Maamulkaasi. Xildhibaanada ayaa...

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo kasoo jawaabay Baaqii Madaxweyne Farmaajo

Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi Carabey ayaa soo dhaweeyay shirka uu ku baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo ee la doonayo in...

Xaaf oo jawaab culus ka soo saaray baaqii ka soo yeeray Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku gacan seyray baaqii Madaxweyne Farmaajo ee ahaa in Madaxda Galmudug ay isugu yimaadaan shir degdeg ah...

Maxaa ku qornaa warqad uu Madaxweyne Xaaf u soo dhiibay guddigii Aqalka sare?

Wafdigii Guddiga Aqalka Sare ee Baarlamaanka u diray Magaalada Dhuusamareeb ayaa dib ugu laabtay xalay magaalada Muqdisho, iyagoo sheegay sheegay in safarkooda uu guul...

Khilaafka Madaxda Galmudug oo gacan ka hadal gaaray & dagaal ka dhacay duleedka Cadaado

Ciidamo ka wada ka tirsan maamul goboleedka Galmudug oo kala taabacsan madaxda iskhilaafasan ee maamulkaasi ayaa xalay ku  dagaalamay duleedka Magaalada Cadaado. Sida warku sheegayo...

Xiliga Dhuusamareeb lagu dooranayo gudoomiyaha baarlamanka Galmudug oo la shaaciyey

Guddiga doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug oo ka kooban 11 xubnood ayaa waxay shaaciyeen jadwalka doorashada gudoomiyaha baarlamaanka ka dib Kulan ay xalay magaalada Dhuusamareeb...

Xildhibaano ku shiray Dhuusamareeb oo xilkii ka qaaday Max’ed Xaashi Carabey (Daawo Sawirro)

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Galmudug oo kulan ku yeeshay saaka magaaladda Dhuusomareeb ee caasimadda Galmudug ayaa kalsoonidda kala laabtay Madaxweyne ku xigeenkii Galmudug Maxamed...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir