Saturday, April 27, 2024

Dhaq dhaqaaqyo ciidan oo laga dareemayo Dhuusomareeb iyo cabsi soo korortay

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi saacadihii lasoo dhaafay laga dareemayay dhaq dhaqaaqyo ay wadaan ciidanka Ahlu...

Sheekh Shaakir oo shaki galiyay Heshiiskii Ahlu Sunna iyo Dowlada Qoraalna soo saaray

Madaxa Xukuumada maamulka Galmudug sidoo kale katirsan hogaanka kooxda Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaki weyn galiyay heshiiskii dowlada federaalka iyo...

Yaa ka dambeeya Diidmada Beesha Cadaado ee Dib-u-heshiisiinta iyo dhismaha Galmudug?

Marka laga soo tago in degmada Cadaado ay illoobi la’dahay faa’iidadii ay ka heshay marti gelinta dowlad gobaleedka Galmudug afartii sano ee la soo...

Dowlad goboleed 2aad oo u hanjabay odayaal u hogaansamay amarkii Al-Shabaab

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyey inay tallaabo adag ka qaadayaan Odayaasha dhaqanka degaannada Galmudug ee dhawaan iska diiwaangeliyay degaanada  Al-shabaab ay ka taliso. Maxamed Nuur...

Shirkii dib u heshiisiinta Galmudug oo dib loo dhigay iyo sababaha ka dambeeya

Guddiga qaban-qaabada shirka dib u heshiisiinta Beelaha dega degaanada Galmudug ayaa maanta shaaciyay in dib u dhac uu ku yimid shirka oo lagu waday...

Daawo Sawirada: Ciidamada Cusub ee maanta la wareegay amaanka garoonka Dhuusomareeb

Ciidamada milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa maanta si buuxda ula wareegay amaanka garoonka Diyaaradaha magaalada Dhuusomareeb...

Khayre Oo caawa Guddoomiyay Shir Muhiim ah oo ka dhacay Dhuusameeb (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa guddoomiyey shirka amniga Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb oo ay ka qayb galeen dhammaan...

Dowlada Somalia oo si buuxda loogu wareejiyey amniga Magaalada Dhuusamareeb

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa  maanta si rasmi ah loogu wareejiyay Mas’uuliyadda amniga magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Munaasabad arrintan la xiriirta ayaa saaka lagu qabtay...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo kormeer ugu tagay Ciidamadii la qarameeyay (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer ugu tegay ciimada xoogga dalka ee ka tirsan guutada 15-aad ee...

Mid kamid ah Beelaha Dega Galmudug oo diiday ka qeyb galka Shirka Dib u...

Waxaa maanta magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ka dhacay kulan ay yeesheen xubno katirsan guddiga dib u heshiisiinta maamulka Galmudug iyo Waxgaradka Beesha Saleemaan. Kulanka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs