Thursday, April 25, 2024

Galmudug oo Diyaarisay Ciidamo badan oo fulinaya howlgalo ka dhan ah Al Shabaab (Sawirro)

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa manta booqasho dhirigalin ah ugu tagay ciidamada xoogga Iyo kuwa Galmudug ee howlgalada ka bilaabaya deegaanadda...

Madaxweyne Qoor Qoor oo arrimo kala duwan kala hadlay Larry E. André

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho kula kulmay danjiraha dalka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya danjire...

(Sawirro) Qoorqoor oo ku laabtay Dhuusamareeb ka dib markii uu ka soo qeyb galay..

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, kadib safar...

Diyaarad ku burburtay magaalada Caabudwaaq iyo Faahfaahino kasoo baxaya

Diyaarad jaad siday ayaa lagu soo waramayaa in ay ku burburtay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, waxaana diyaarada la sheegay in ay dhacday kahor...

Guddiga doorashooyinka Galmudug oo la ansixiyey & Xaliimo Yarey oo..(Sawirro)

Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug, mudane Cali Daahir Ciid ,ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada ee Dowladda Galmudug. Shirka ayaa waxaa diiradda lagu saaray arrimaha...

Madaxweyne Qoorqoor oo isku shaandheyn ku sameeyey Golihiisa Wasiirada (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Kaariye Qoorqoor ayaa isku shaandheyn ku sameeyey golihiisa wasiirada ka dib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa oo sidan u...

Galmudug oo go’aan adag ka soo saartay Odayaal Cadaado ka tagay oo galay Al-shabaab

Wasaaradda Amniga Gudaha ee maamulka Galmudug ayaa War Saxaafadeed ka soo saartay Odayaal Dhaqameedyo ka tirsan mid ka mid ah beelaha dega gobolada dhexe...

Ajaaniib looga shakisan yahay in ay katirsan yihiin Al Shabaab oo la qabtay

Ciidamada ammaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa gacanta ku dhigay rag ajaaniib ah oo looga shakisan yahay in ay katirsanaayeen kooxda Al Shabaab , kuwaa...

Saraakiil Ciidan iyo masuuliyiin gaaray Deegaanka Qaayib oo saakay la weeraray (Sawirro)

Deegaanka Qaayib oo hoostaga degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud waxaa saakay ka dhacay weerar xooggan oo ku bilowday qaraxyo ismiidaamin ah , kaa oo...

Sheekh Cisman Axmed Geedi iyo wiilkiisa oo la dilay iyaga oo Salaad ku jira

Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay kooxo hubeesan ay dileen Sheekh Cisman Axmed Geedi iyo wiil uu dhalay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs