Tuesday, May 7, 2024

Al Shabaab oo fagaare ku toogatay Sadex ruux oo gacanta ugu jiray (Akhriso Magacyada)

Xarakada Al Shabaab ayaa shalay galab fagaare kuyaala deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay ku toogatay sadex ruux oo mid kamid ah...

Banaan bax rabshado wata oo lagu taageerayo Mooshinka Farmaajo oo goordhaw dhacay (Daawo Sawirada)

Waxaa goordhaw magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ka dhacay banaan baxyo rabshada wata oo lagu taageerayay mooshinka laga gudbiyay...

Taliye ku-xigeenkii ciidanka dowlada federaalku geysay Baydhabo oo la dilay

Taliye ku-xigeenkii ciidamo Boolis ah oo dhowaan dowlada federaalku u dirtay magaalada Baydhabo ayaa galabta halkaas lagu dilay sida ay sheegayaan wararka naga soo...

Roobow & Musharaxiin kale oo sheegay inuusan sharci aheyn Sii-hayaha Madaxweynaha KG (Akhriso)

Qaar ka mid ah Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa soo saaray War-saxaafadeed, waxayna ka hor yimaadeen Sii hayaha Madaxweynaha KG C/qaadir Shariif Shiikhuna...

Falal amaan daro oo kusoo kordhay magaalada Baydhabo xili lagu wado in Doorasho ka...

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu wadaa 19-ka bishan in ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed...

Ciidamo isugu jiray Soomaali iyo Mareykan oo xalay weerar Cir iyo dhul ah ku...

Ciidamo katirsan Kumaandooska Soomaaliya oo garab ka helayay Ciidamo Mareykan ah ayaa xalay weerar isugu jiray cir iyo dhul waxa ay ku qaadeen deegaanka...

Xildhibaan hore oo ku dhaawacmay Weerar bambaano oo ka dhacay Baydhabo

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in galabta halkaasi uu ka dhacay weerar bambaano uu...

Wararkii ugu dambeeyay Xiisad ka taagan Baydhabo iyo cabsi lasoo daristay shacabka

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa lagu arkayaa ciidamo aad u hubeesan oo kala taabacsan qaar kamid ah Musharaxiinta Madaxweynaha...

Musharaxiin ka qeylo dhaamiyey faragelinta dowlada oo baaq u diray beesha caalamka (Akhriso)

Qaar ka mida musharixiinta u taagan doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay inay ka horjeedaan dib...

Al-Shabaab oo soo bandhigtay askar ka goosatay dowlada Somalia (Sawirro)

Xarakada Alshabaab ayaa soo bandhigtay askar ay sheegtay inay kasoo goosteen ciidamada milateriga Soomaaliya ee ka howlgala gobolka Sh/hoose. Askarta la sheegay inay isku dhiibeen...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs