Friday, April 26, 2024

Beesha Caalamka oo War kasoo saartay Xiisada ka taagan magaalada Baydhabo .

Qoraal kasoo baxay Wakiilada Midowga Yurub, Qaramada Midoobay , AMISOM iyo wadamo kale oo daneeya arimaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay aad uga...

Dowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay xaalada ka taagan magaalada Baydhabo

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xiisada iyo rabshadaha ka taagan magaalada Baydhabo, oo ka dhashay xarig shalay magaaladaasi loogu...

Ciidanka Itoobiya oo taangiyo qafilan la soo galay Wadooyinka Baydhabo (Daawo Sawirro)

Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka tirsan AMISOM ayaa soo galay bartamaha magaalada Baydhabo, iyagoo wata hub iyo taangiyo qafilan. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya...

Maxaa ka jira inuu iscasilay guddigii doorashada Madaxweynaha K/Galbeed? (Akhriso)

Guddiga doorashada Madaxweynaha cusub vee dowlad goboleedka Koonfur galbeed ayaa beeniyey iney is casileen. Hadalka guddiga ayaa yimid ka dib markii baraha bulshada lagu faafiyey...

Sii hayaha Madaxweynaha K/Galbeed oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay Baydhabo

Sii hayaha Madaxweynaha dowlad goboleedka K/Galbeed C/qaadir Shariif Sheekhunaa ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulkaas oo goor dhow warbaahinta kula hadlay Magaalada Baydhabo ayaa ku baaqay...

Shacab careysan oo maalintii labaad Rabshado ka dhigaya Baydhabo (Daawo Sawirro)

Rabshado looga soo horjeedo xariga dowlada federaalku u geysatay mukhtaar Roobow abuu Mansuur ayaa saaka maalintii labaad ka socda magaalada Baydhabo. Mukhtaar Roobow oo ka...

(Akhriso) Guddiga doorashada Madaxweynaha K/Galbeed oo jadwal cusub shaaciyey

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Baydhabo ka soo saaray Jadawlka doorashada la filayo inay ka dhacdo Magaaladaas, iyadoo doorashada oo lagu waday...

Wararkii Ugu dambeeyay Dagaalkii Baydhabo iyo Banaan baxyo rabshada wata socda

Wararkii ugu dambeeyay aan ka helnay magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in wali xaalad kacsanaan ah ka jirto magaaladaasi, waxaana rasaas xoogan laga maqlayaa qeybo...

Wararkii ugu dambeeyay Dagaal ka qarxay Baydhabo kadib xarigii Abuu Mansuur

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa  ka socdo dagaal u dhaxeeya ciidamo dowlada dhawaan geysay magaaladaasi iyo ciidamo kale...

Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur  oo la sheegay in la xiray iyo Xiisad ka dhalatay

Warar goordhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakada ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya  goordhaw magaalada Baydhabo ku xireen Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo kamid ah...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs