Qoor Qoor iyo Xildhibaano la socday oo Baydhabo lagu soo dhaweeyay (Sawirro)

Madaxweynaha  Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kuso dhoweyey Wafdi uu Hogaaminayey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug...

Xayawaan laga daad gureeyay magaalo dadkeeda Go’doon ku jiraan !! (Daawo Sawirada)

Xayawaan badan oo ku xareesnaa keyn kutaala magaalada Gaza ee dhulka Falastiin ayaa halkaasi laga daad gureeyay, waxaana xayawaankaasi loo qaaday Keyn kale oo...

Hoos u dhac weyn oo ku yimid hantida Madaxweyne Donald Trump

Sida lagu xusay warbixin ay wakaaladda wararka ee AFP kasoo xigatay wargeyska New York Times Macluumaadka ku saabsan canshuurta Madaxweyne Donald Trump ayaa muujiyay...

Weerar Dhiig badan ku daatay oo lagu qaaday Goob ay ka socotay Xaflad Aroos

Koox qoryo ku hubeesnaa oon heebtooda la garan ayaa xalay weerar ku qaaday goob ay ka socotay mashxarada iyo farxada xaflad aroos , waxaana...

Banaan bax rabshado wata oo lagu taageerayo Mooshinka Farmaajo oo goordhaw dhacay (Daawo Sawirada)

Waxaa goordhaw magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ka dhacay banaan baxyo rabshada wata oo lagu taageerayay mooshinka laga gudbiyay...

Dad badan oo ku dhintay Qarax maanta ka dhacay Suuq Xoolaha lagu iibiyo

Qarax miino oo dhulka lagu aasay ayaa maanta ka dhacay Suuq xoolaha lagu iibiyo oo kuyaala deegaanka Goof-Gaduud Buureey oo ka tirsan Gobolka Baay ee...

Liiska Xildhibaanada K/Galbeed oo lagu dhawaaqay (Akhriso Magacyada & Qabiilada)

Waxaa goordhaw magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed  lagu soo bandhigay liiska Xildhibaanada Baarlamaanka labaad uu yeelanayo maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya...

Kumaandooska Somalia iyo Kuwa Mareykan ah oo Weerar cir iyo dhul ah ku qaaday...

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo taageero ka helayay ciidamo Mareykan ah ayaa xalay weerar isugu jiray cir iyo dhul waxa ay ku qaadeen deegaanka Baladul...

Warar kala duwan oo kasoo baxaya howlgal ciidamo Huwan ah ka fuliyeen deegaanka….

Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee loo yaqaan Danab iyo ciidamo Mareykan ah ayaa xalay saqdii dhaxe howlgal qorsheesan waxa ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag...

Ciidamada Danab oo shaaciyey iney dileen Madaxii qaraxyada Al-Shabaab ee Sh/hoose

Taliska ciidamada Kumandoska Somalia ee Danab ayaa war ka soo saaray howlgal xalay ciidamadaas ay ka sameeyeen degmada Wanle weyn ee gobolka Sh/hoose Dadka degaanka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs