Allbanaadir.com
NEWSSOUTH WEST

Jadwalka & Shuruudaha doorashada Madaxweynaha K/Galbeed oo la soo saaray (Akhriso)

Guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen ka soo saaray qaabka ay u dhici doonto iyo jadwalka doorashada Madaxweynaha maamulkaas oo la qaban doono 17ka bisha Novembar ee fooda nagu soo heysa.

Guddiga ayaa Jadwalka doorashada soo saaray xili magaalada Baydhabo ay la ciir-ciireyso musharaxiintii ugu badnaa ee isku soo taagay doorashadan oo ah mid loolan adag loo gelayo.

Hoos ka akhriso jadwalka & habraaca doorashada:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com  

Related posts

Qarax dad badan lagu dilay oo ka dhacay gudaha Masjid kuyaala magaalada Mubi

Cabdi Cade

Itoobya oo bilowday wejiga labaad ee koronto dhalinta biyo xireenka webiga Nile

Caydiid Ali

Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay heshiiska ay la gashay C/rashiid Janan

Caydiid Ali
Taboola Ads ---