Wednesday, April 24, 2024

K/Galbeed oo shaacisay doorashada 6 ka mid ah kuraasta Golaha shacabka (Akhriso)

Guddiga hirgelinta doorashada koonfur galbeed ayaa waxay shaaciyeen doorashada lix 6 kursi oo ka dhaceysa magaalada Baydhabo sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay...

Mid kamid ah Musharaxiintii Madaxweynaha K/Galbeed oo xil loo magacaabay (Akhriso)

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu lataliyihiisa Arrimaha Nabadeenta iyo Dib –uheshiisiinta ugu magacaabay Sayid...

Ciidamo diidan muddo kororsiga Laftagareen oo Baydhabo looga dhawaaqay

Ciidanka Badbaadada Koonfur Galbeed ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Baydhabo kuwaasoo siyaasad ahaan diidan muddo kororsiga Madaxweyne Laftagareen oo muddo xileedkiisa sharciga ah uu...

Hoos u dhac weyn oo ku yimid hantida Madaxweyne Donald Trump

Sida lagu xusay warbixin ay wakaaladda wararka ee AFP kasoo xigatay wargeyska New York Times Macluumaadka ku saabsan canshuurta Madaxweyne Donald Trump ayaa muujiyay...

(Daawo Sawirro) Kulanka labaad ee Trump & Kim John Un oo ka socda Hanoi

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa kulan madaxeedkoodii labaad ka furay magaalada Hanoi ee dalka Vietnam, iyadoo Trump...

Diyaarad ku gubatay Garoonka Diyaaradaha Doolow (Daawo Sawirada)

Wararka ka imaanaya degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in garoonka diyaaradaha degmadaasi goordhaw ku gubatay diyaarad nuuca yar yar oo halkaasi ka...

Miinooyin lagu aasay degaano ka tirsan Sh/hoose oo la soo saaray (Daawo Sawirro)

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Howlgallo qorsheysan ka waday degaanno ka mid ah gobolka Shabeellada hoose ayaa ku guuleystay inay soo saaraan Miinooyin Al-shabaab...

(Akhriso) Xildhibaano ka hor yimid amar ka soo baxay xeer ilaalinta K/Galbeed

Xildhibaano ka tirsan Koonfur Galbeed ayaa ka  jawaabay loogu yeeray oo ka soo baxday Xafiiska Xeer Ilaalinta maamulkaas ee magaalaa Baydhabo Xildhibaanadan oo maalmihii la...

Cabdulaahi Cali Waafow oo loo magacaabay Gudoomiye Degmo (Akhriso Digreeto)

Wareegto maanta oo Isniin ah ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha gudaha, dowladaha Hoose iyo dib uheshiisiinta ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs