Monday, April 29, 2024

Ogow Ujeedka Baydhabo u tageen Gudoomiyaasha Baarlamaanka Somalia iyo Jabuuti (Sawirro)

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu qayb ka yahay guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta...

Warqado lagu raadinayo Jehad Serwan oo katiran Al Shabaab oo la daadiyay (Sawirro)

Dadka kunool magaalada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa saakay markii ay soo tooseen waxa ay magaalada ku arkeen Warqado loo maleenayo in diyaarado daadiyeen...

Ciidanka dowlada oo Al Shabaab kala wareegay deegaano ay gacanta ku hayeen

Wararka ka imaanaya degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidanka milatariga Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland howlgalo ka fuliyeen deegaano...

(Sawirro) Taliyaha Booliska DF oo Baydhabo gaaray, kana hadlay ujeedka safarkiisa

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) iyo wafdi saraakiil ah oo uu hogaaminayo oo ah saraakiil sare oo ka tirsan taliska...

Madaxweyne Lafta Gareen oo Kulan Xasaasi ah la qaatay Golaha Amniga K/G (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha Amniga Koonfur Galbeed oo ay ka qeybgaleen Wasiirka Amniga,Saraakiisha...

Lafta Gareen oo soo dhameestay Liiska Musharaxiinta u tartameysa kuraasta Aqalka Sare uga harsanaa...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo Dhamaystiray Liiska musharixiinta Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Lafta Gareen ayaa soo...

Madaxweyne Laftagareen oo soo dhaweyntiisa saf dheer loo galay (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo safar maalmo qaatay ugu maqnaa Dalka Turkiga ayaa maanta dib ugu soo...

Kooxda TPLF oo War ka soo saartay wadahadalo ay kula jirto Xukuumada Abiy Ahmed

Kooxda TPLF ee mudada sanadka ka badan dagaalka kula jirtay dowladda Itoobiya, ayaa sheegtay in dedaallada dibloomaasiyadda horumar laga gaaray. Hogaamiyaha TPLF, Debretsion Gebremichael, ayaa...

Madaxweyne Laftagareen oo Shahaado sharaf siiyay Guddiga doorashada KG (Sawirro)

Waxaa xalay magaalada Baydhabo  ka dhacday munaasabad casho ah oo shahaado sharaf lagu gudoonsiinayay sidoo kale loogu mahadcelinayay guddiga doorashada iyo xallinta khilaafaadka doorashada...

Qorshe xilka looga qaadayo Madaxweyne Laftagareen oo Socda iyo Sodogiis oo xog bixiyay

Taliyihii hore ee ciidanka Asluubta Soomaaliya Jeneraal Mahad C/raxmaan Aadan oo sidoo kale ah xildhibaan katirsan golaha Shacabka ayaa shaaciyay in magaalada Muqdisho ka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs