Friday, August 19, 2022

Ciidamada Kumaandooska oo gacanta ku dhigay Xubno katirsan Al Shabaab iyo hubkooda

Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo balaaran ka fuliyay deegaano katirsan gobolka Shabeelaha Hoose oo gacanta ugu jiray Xarakada Al...

Guddoomiye Baarliin Xaaji Buulle oo lagu dilay qarax loogu aasay hoygeeda afaafkiisa

Guddoomiyihii Ururka Haweenka Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay ayaa la soo sheegayaa in lagu dilay qarax saaka ka dhacay degmada Diinsoor sida wararku nagu...

Weerar qaraxyo ku bilowday oo lagu qaaday saldhig ay leeyihiin Milateriga Somalia

Dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ayaa saaka waaberigii weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada xoogga dalka ee ka howlgala degaanada Koonfur galbeed ku leeyihiin degmada...

Laftagareen oo cafis u fidiyey Maxaabiis ku xirneyd xabsiga Baydhabo (Sababta)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa soo saaray wareegto cafis loogu fidiyey Maxaabiis ku xiran xabsiga Baydhabo. Maxaabiistan oo gaaraya 10 maxbuus ayaa u xirnaa...

Laftagareen oo kulan Xasaasi ah la qaatay Wakiilo katirsan Beesha Caalamka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayey Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada...

Maamulka K/Galbeed oo si cad uga hor yimid go’aankii Guddiga doorashada heer federaal

Guddiga doorashada dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa soo saaray qoraal lagu sheegay in beri la qabanayo doorashada afar kursi oo ka tirsan goaha shacabka. Afarta...

Madaafiic Khasaaro geesatay oo lagu garaacay magaalada Baraawe xili doorasho ka socoto

Wararka ka imaanaya magaalada Baraawe ee caasimadda maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in tiro madaafiic ah lagu garaacay magaaladaasi gaar ahaan halka ay kutaalo...

Madaxweyne Laftagareen oo cadeeyay Sababta Janaraalo ugu soo daray Baarlamaanka cusub

Baarlamaanka 11-aad ee federaalka Soomaaliya ayaa sannadkan lagu soo daray xubno badan oo saraakiil ciidan ah, kuwaa oo siyaabo kala duwan loogu soo doortay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhaweeyay Baydhabo (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha cusub ee dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi ballaaran uu hoggaaminayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur...

Xaliimo yarey oo ka hadashay doorashada kuraas ka banaan golaha shacabka & halka lagu...

Masuuliyiinta Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa ka hadlay doorashada kuraasta ka banaan golaha shacabka ee degaan doorashadooda ay tahay magaalada Baydhabo ee...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir