Saturday, April 27, 2024

Madaxweyne Waare ma gobolka Hiiraan kaliya ayuu maamulaa Mise ?!!

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle ayaa tan iyo markii la doortay ku mashquulsanaa xil ka qaadista iyo magacaabista  Gudoomiyaha gobolka Hiiraan iyo Gudoomiyaasha degmooyinka gobolkaasi. Maxamed...

Gaadiidka ciidamada AMISOM oo jiiray Mooto bajaaj, ka dibna ka cararay

Mid ka mid ah gaadiidka gaashaaman ee ay wataan ciidamada AMISOM ayaa magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe ku jiiray Mooto bajaaj. Falkan ayaa ka dhacay...

Madaxweyne Waare oo gudoomiye cusub u magacaabay maamulka gobolka Hiiraan (Akhriso)

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan u magacaabay Yuusuf Dabageed, ka dib markii uu xilka ka qaaday C/llaahi Axmed Iimaan oo...

Xukun dil ah oo maanta lagu riday Askari dil u geestay Wiil Dhalinayro ahaa

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku riday askari katirsanaa ciidanka booliiska oo dil bareer ah magaalada Baladweyne ugu...

Golaha Badbaadada Hirshabeelle oo bogaadiyay in Madaxweyne Waare oo ka baxay shirka Kismaayo!!

Gudoomiyaha Golaha Badbaada Hirshabeelle Mudane C/qaadir Maxamed Cusmaan- Barnaamij- oo la hadlayay Warbaahinta Allbanaadir ka dib markii Goluhu soo saaray Warsaxaadeed ay ku bogaadinayaan...

Dil caawa ka dhacay duleedka Belad-weyne iyo faahfaahino ka soo baxaya

Degaanka Baardheere oo ku yaalla duleedka magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa caawa lagu dilay nin oday ahaa oo laga yaqiinay degaanka. Goob joogayaal...

Madaxweyne Waare oo la heshiiyay Dowlada Federaalka Soomaaliya (Akhriso)

Madaxweynaha Maamul goboleedka Hirshabelle ayaa heshiis la gaaray dowlada Federaalka Soomaalia , waxaana wadahadal labada dhinac dhax maray lagu gaaray heshiis lagu xaliyay tabashooyinkii...

Sargaal katirsan Milatariga Somaliya oo la dilay iyo Al Shabaab oo sheegatay masuuliyada dilkaasi

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay xaafad katirsan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxa ay ku dileen sargaal katirsanaa ciidanka milatariga Soomaaliya . Sargaalka...

Gole siyaasadeed oo dhaliilay Xasan Shiikh Maxamuud iyo Mucaaradka ku kacsan Dowladda Soomaaliya!!

Golaha Badbaadada Hirshabeelle oo ah gole siyaasadeed ayaa shir ay yeesheen ku dhaliilay hogaamiyaasha mucaaradka, iyo madaxweynihii hore ee soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyagoo...

Xildhibaanada maamulka Hirshabelle oo ku dhegan Madaxweyne Waare

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle ayaa u yeeray Madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare si ay waxyaabo badan uga weediiyaan dib u dhaca iyo fashilka ku...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs