Tuesday, April 23, 2024

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Muqdisho kula kulmay Nocolas Berlanga (Sawirro)

Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay safiirka midowga yurub ee Soomaaliya Amb. Nicolas Berlanga Martinez.   Kulanka dhax...

Al Shabaab oo saakay dagaal kula wareegtay degmo ay gacanta ku hayeen ciidanka dowlada

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa saakay aroortii weerar culus ku qaaday degmada Raaga Ceelle ee gobolka Shabeelaha Dhaxe ,hakaas ay...

Ciidamada Liyuu Booliis oo afduub iyo dhibaatooyin kale ka geesta gudaha Soomaaliya

Ciidamada Liyuu booliiska ee ka amar qaata dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa dhibaato xoogan ku haya shacabka ku dhaqan deegaanada kuyaala xuduuda gobolka Hiiraan...

Khilaaf soo kala dhax galay Yuusuf Dabageed iyo Gudoomiyaha gobolka Hiiraan 

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in khilaaf cusub oo u dhaxeeya Madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle Yuusuf Dabageed iyo Gudoomiyaha...

Diyaarado ciidamo badan sida oo saakay ka degan Baladweyne iyo cabsi laga qabo in...

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay afar diyaaradood oo magaalada Muqdisho ka qaaday ciidamo hubeesan ka degeen...

Guddoomiye Cali Jeyte oo afhayeen cusub u Magacaabay gobolka Hiiraan

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa magacaabay afhayeen cusub oo uu yeelanayo gobolkaas. Cabdi Muumin Cilmi ayaa loo magacaabay afhayeenka gobolka Hiiraan, iyadoo...

Wariye Caan ah oo Wareestay Jeneraal Abuukar Xuud oo Caawa la xiray

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in caawa ciidamada booliiska ee magaaladaasi ka howlgala xabsiga dhigeen Wariye Cabduqaadir Faarax...

Maamul Goboleed diiday ka qeyb galka Tartanka Ciyaaraha ee ka furmaya Muqdisho

Tartanka Ciyaaraha kubada cagta ee Maamul goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir ee lagu wado in 20-ka bishan ka furmo Garoonka Kubada Cagta ee Eng...

Maxaa ka soo baxay kulan dhexmaray Wasiirka Arrimaha Gudaha & Jen. Xuud?

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Genaral Mukhtaar Xuseen Afrax, Genaral Xuud iyo odayaal dhaqan ayaa shir ku yeeshay degaan u dhaw degaanka Ceel-gaal ee duleedka...

Wararkii ugu dambeeyey xaalada Belad-weyne & khasaare ka dhashay dagaalkii saaka

Waxaa degan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan kaddib bannaanbaxyo rabshado watay iyo dagaal saaka ka dhacay magaalada qeybo ka mid ah. Ciidamo Beeleed uu hoggaaminayo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs