Friday, February 28, 2020

Waare oo tababar u furay Boolis ka tirsan Maamulka Hirshabelle (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta magaalada Jowhar tababar uga furay dufcadii saddexaad ee Ciidanka Booliiska Hirshabelle. Waxaa tababarkan ka faa’iidaysanaya in...

(Akhriso) Wasiiro Muhiim ah oo xilalka laga qaaday & kuwo cusub oo la magacaabay

Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa soo saaray wareegto xilalkii looga qaaday labo wasiir oo ka tirsanaa maamulkaas. Afhayeenka Hirshabeelle Daa'uud Xaaji Cirro...

Hay’adda Gift of the Givers oo 500 oo qoys kaalmo ugu qeybisay Belad-weyne (Sawirro)

Hay’adda Gift of the Givers oo ka mid ah heyadaha samafalka ee dalka ka howlgala ayaa kaalmo ballaaran gaarsiisay boqolaal qoys oo ka mid...

Madaxweyne Waare: “Waan la xisaabtameynaa dayuuradii maanta ku degtay B/Weyne”

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in lala xisbaatami doono Shirkadda leh dayuuraddii maanta ka degtay garoonka dayuuradaha Beledweyne oo uu...

Gaadiid gargaar u sida Belad-weyne oo saaka ka ambabaxay Gaalkacyo (Sawirro)

Kolonyo Gaadiid gargaar u sida bulshadda ku barakacay fatahaadaha magaalada Balad-weyne ayaa saaka ka dhaqaaqay woqooyiga magaalada Gaalkacyo. Waxaa sii sagootiyay Maamulka Puntland gobolka Mudug,...

Dayuurado gargaar u sida Magaalada Belad-weyne oo ka degay Guriceel (Sawirro)

Laba diyaaradood oo gargaar u sida magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ka degay garoonka dayuuradaha magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Waxaa la socday...

Daawo Sawirada: Isbitaalka Baladweyne oo ku dhaw in uu xirmo kadib markii biyo badan...

Magalaada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa xiligan ka taagan xaalad adag oo dhinaca bini'aadanimada, waxaana magaalada inteeda badan ku fatahay biyaha wabiga Shabelle. Dadkii...

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Baladweyne (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, si uu ugu kuur galo dhibaatada...

Meydadka shan ka mid ah dadkii doonidu kula rogmatay Belad-weyne oo la helay

Meydadka ugu yaraan 5 qof oo ka mid ah dadkii shalay lagu la’aa doonidii kula rogmatay xaafadda ay fatahaadu halakeysay ee magaalada Baledweyne ayaa...

Meydka qof kamid ah dadkii ku dhintay Mashaqadii Baladweyne oo saakay la helay

Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa saakay ka socda baadi goob loogu jiro in nolol iyo geeri lagu helo dadkii lagu waayay doonidii...

LAST WEEK NEWS