Madaxweyne Guudlaawe oo ka hadlay Dilkii loo geestay Korneel Abshir Maxamuud Shataqeey
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka golayaasha dowladda iyo Shacabka Hirshabelle ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Allaha u naxaristee...
Sargaal Ciidan iyo askar badan oo lagu dilay weerarkii saakay lagu qaaday Xawaadley
Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar ku bilowday qaraxyo ismiidaamin ah ku qaaday saldhig ciidanka milatariga Soomaaliya kaga sugnaayeen deegaanka Xawaadley ee hoostaga...
Al Shabaab oo Weerar Qaraxyo ku bilowday ku qaaday Deegaanka Xawaadley
Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar culus oo ku bilowday qaraxyo ismiidaamin ah ku qaaday saldhig ciidanka milatariga Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka Xawaadley...
Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Halgan iyo Sargaal Ciidan oo lagu dilay (Sawirro)
Wararka ka imaanaya magaalada Halgan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay aroortii hore halkaasi uu ka dhacay qarax ismiidaamin ah oo dhaliyay khasaaro...
Qaraxyo ka dhacay Buulo Burte iyo Jalalaqsi iyo Madaxweyne Guudlaawe oo ka hadlay (Sawirro)
Qaraxyo dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay degmooyinka Buula Burde iyo Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ,waxaana qaraxyadn loo adeegsaday...
Madaxweyne xilka ka qaaday Agaasime Saacado kahor shaaciyay in uu is casilay
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday agaasimihii guud ee Wasaarada arrimaha gudaha Hirshabeellle Mudane Maxamed Xasan Kulmiye.
Wareegtada uu...
Askari dil argagax leh maanta u geestay Wade Mooto Bajaaj oo la qabtay
Askari katirsanaa ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa saakay degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhaxe gaar ahaan goob ay taalay isbaaro ku dilay nin shacab ah...
Dad loo xiray Weerarkii dadka badan lagu dilay ee ka dhacay degmada Maxaas
Ciidamada ammaanka maamulka Hirshabelle ayaa gacanta ku dhigay dad lagu tuhmayo in ay ku lug lahaayeen qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee dadka badan lagu laayay...
Madaxweyne Guudlaawe oo ka hadlay Saraakiisha lagu dilay Weerarkii Hilowle Gaab
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay geerida ciidamadii iyo saraakiishii saaka ku shahiiday weerarkii ay Al Shabaab kusoo qaaday deegaanka Hilowle...
Axmed Daaci oo ka hadlay weerarkii dhiiga badan ku daatay ee ka dhacay deegaanka...
Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday deegaanka Hilowla Gaab oo hoostaga degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, waxaana...