Taalo lagu xusayo qaraxii 14kii Oktoobar oo laga taagay Isgoyska Zoope (Daawo Sawirro)
Taallo loogu talo galay xuska dadkii faraha badnaa ee lagu xasuuqay qaraxii 14kii bishii Oktoobar ee sanadkii hore ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa laga taagay...