Bilado qaali ah oo la gudoonsiiyay Abiy Ahmed iyo Isaias Afwerki (Daawo Sawirada)
Boqorka Sucuudi Carabiya Salman Bin Cabdulcasiis ayaa bilado qaali ah magaalada Jiddah ku gudoonsiiyay Madaweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki iyo Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed. Biladan...