Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degmada Dhoobley ee gobolka Jubada hoose qarax weyn ayaa maanta lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa Kenya oo...
Wafdigii ugu horeeyay ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u diro Dowlad Goboleedyada dalka si ay u baadi goobaan xal waara iyo isfaham...
Qoraal ah uu ku soo daabacay bartiisa Twitter-ka ayaa hoggaamiyihii hore ee aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Faarax Macallin waxaa uu kaga hadlayay xaalada Soomaaliya isagoo si...
Shirkad ka shaqeysa hilibka iyo cuntooyinka kale oo laga leeyahay Wadanka Mareykanka ayaa ogolaatay inay bixiso lacag dhan hal million oo dollar oo magdhow ah...