Hoggaamiyihii hore ee aqlabiyadda Baarlamanka Kenya Faarax Macallin ayaa ku eedeeyey Mareykanka inuu si qarsoodi ah u xado kheyraadka Soomaaliya. Faarax Macallin ayaa intaa ku...
Kun dhalinyaro ah oo sanadkii hore Madaxda dowlada Somalia shaaciyeen in loo sameynayo shaqo abuur ayaa ka cabanaya mushahar la’aan soo wajahday sadexdii bilood ee...
Qoraal ka soo baxday Xildhibaanada Galmudug ee ku sugan Magaalada Cadaado ee ayaa waxay shaaaca kaga qaadeen Jadwalka cusub ee doorashada Madaxweynaha Maamulkaasi. Xildhibaanada ayaa...
Taliyaha ciidanka xasilinta Puntland ee Garowe ahna taliyaha qaybta Nugaal iyo la dagaalanka argagixisada Puntland ayaa hadal dood badan abuuray shalay warbaahinta ka sheegay, kaasoo...
Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook Guddoomiyaha gobalka Sool ee maamulka Puntland Cabdiraxmaan Abukar Geelle ayuu ku sheegay in dhawaan ay dagaal ku qaadi doonaan...
Ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa Iran ku eedeeyey inay haysato xarun hubka nukliyeerka lagu keediyo oo ku taalla magaalada Tehran. “Iran kama aysan tanaasulin...
Dowlada Talyaaniga ayaa balan qaaday in ay kordhineyso taageerada ay siiso ciidanka booliiska Soomaaliya , waxa sidoo kale dowlada Talyaaniga sheegtay in gacan ka geesaneyso...
Maxkamad kutaala magaalada Adis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya ayaa lasoo taagay dad loo heesto in ay ka dambeeyeen weerar bambaano oo la doonayay in...