DAAWO MUUQAAL:-Xaflada caleemo Saarka Madaxweynaha Puntland oo ka socota Garowe
Xafladii caleemo saarka madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Puntland ayaa goor dhow ka bilaabatay magaalada Garoowe Madaxda Qaranka, kuwa dowlad goboleedyada, siyaasiyiin kala duwan oo...