Thursday, April 25, 2024

(Daawo Sawirro) Madaxweyne Muuse Biixi & danjire Keating oo ka wada hadlay Qodobo xasaasi...

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la yeeshay ergayga gaarka ah ee Qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mr. Michael Keating.   waxaa lagaga hadlay...

Magaalo caan ah oo xal yaab leh u keentay biyo la’aan soo wajahday (Daawo...

Tan iyo Markii maamulka Magaalada Cape Town ay ku dhawaaqeen inay biyaha ka dhamaanayaan waxaa magaaladan ku soo jeedsaday indhaha adduunka oo dhan. Waxay noqotay...

Gaas & Xaaf oo ku biiray madaxda dowlad goboleedyada ee gaaray Baydhabo (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha golaha Iskaashiga dowlad goboleedyadda ahna Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta gaarey magaalada Baydhabo. Waxaa garoonka...

Qoys 7-qof ka koobnaa oo qaraxyo Ismiidaamin ah ku qaaday kaniisado (Daawo Sawirro)

Dalka Indonesia waxaa saakay ka dhacay qaraxyo ismiidaamin ah oo lagu qaaday sadex kaniisad, waxaana qaraxyadaasi fuliyay qoys 7-qof ka koobnaa oo la sheegay...

Madaxda maamulada Jubbaland iyo Hirshabelle oo gaaray Baydhabo (Daawo Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya gaaray si heer sare ahna loogu soo dhaweeyay Madaxda maamul goboleedyada Jubbaland...

Nin si Khaldan Telfoono badan u wacay oo lagu ganaaxay lacag dhan 120 milyan...

Nin u dhashay dalka Mareykanka ayaa lagu ganaaxay in uu bixiyo  $120 milyan oo doolar, kadib markii ninkan lagu helay in 90 milyan oo...

Madaxda maamul goboleedyada oo Shir Xasaasi ah yeelanaya iyo Wararkii ugu dambeeyay

Madaxda maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa la filayaa in shir xasaasi ah ku yeeshaan magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed,...

Weerar Mindi loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada Paris (Daawo Sawirada)

Nin Mindi ama toorey ku hubeesnaa ayaa la sheegay in weerar dhimasho iyo dhaawac dhaliyay ka geestay bartamaha magaalada Paris ee Caasimada Dalka Faransiiska. War...

Ciidamada Dowlada oo Al Shabaab kala wareegay Degmo katirsan gobolka Hiiraan

Ciidamada Milatariga Soomaaliya ee ku sugan gobolka Hiiraan ayaa saakay dagaal la'aan kula wareegay Degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, kadib markii degmadaasi isaga baxeen...

Madaxweyne Farmaajo oo maanta kusii jeeda Qatar iyo xog ku aadan ujeedka Socdaalkiisa

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta kusii jeeda magaalada Doha ee Caasimada dalka Qatar. Farmaajo ayaa casuumad rasmi...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs