Jubbaland oo waxbo kama jiraan ku tilmaantay hadal kasoo yeeray Musharax C/rashiid Xidig
Xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo kamid ah Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa dhawaan sheegay in meel gurigiisa ku dhaw laga soo saaray qarax...