Booliiska Jarmalka oo Faah faahin ka bixiyay Weerar dalkaasi ka geestay nin Soomaali ah
Boliska Jarmalka waxay faahfaahin kooban ka bixiyeen Ninka Soomaaliga ee weerarka Tooreyda ka geystay Barxadda Barbarossaplatz ee ku taalla bartamaha magaalladda Würzburg ee Gobalka Bavarian...