Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Deymo lagu yeeshay maamulka magaalo kutaala Soomaaliya iyo Guddi baaris oo loo saaray

Lacago deyman tiro badan ayaa lagu yeeshay maamulka magaalada Gaalkacyo dhinaca maamulka Puntland, waxaana ganacsato iyo dad kale oo deyman ku leh maamulka gudbiyeen cabashooyin ku aadan in la siiyo lacagtooda.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa maanta magacaabay guddi hubin ku samayn doona daymaha lagu leeyahay maamulka ka jira Waqooyiga magaalada Gaalkacyo .

Cabdiladiif Muuse ayaa loo gudbiyay cabashooyin is daba jooga oo uga yimid qaar kamid ah bulshada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo kuwaas oo sheeganaya dayma ay kuleeyihiin Dowladda hoose ee Gaalkacyo.

Halkan ka Akhriso guddiga uu magacaabay Gudoomiyaha gobolka Mudug

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Daawo:-Madax goboleedyada oo walaac xooggan qaba & ujeedka ololaha ay ka wadaan Muqdisho !!

admin

Akhriso Waxyaabaha laga filan karo kulanka beri yeelanayaan Baarlamaanka Soomaaliya

Cabdi Cade

Qaabka loo soo xulayo Xildhibaanada cusub ee Jubbaland oo la shaaciyey

Caydiid Ali
Taboola Ads ---