Wednesday, November 20, 2019

Madaxweyne Abdel fattah El-Sisi oo ka hadlay Heshiiskii Farmaajo iyo Uhuro

Madaxweynaha Dalka Masar, Abdel fattah El-Sisi, ayaa si diiran usoo dhaweeyay heshiiskii maalmo kahor magaalada Nairobi ku gaareen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo...

Ibraahim Shig Shigow oo is dhiibay kadib awood xad dhaaf ah oo loo adeegsaday

Gudoomiyihii hore ee degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa is dhiibay kadib weerar xoogan oo shalay ay ku qaadeen ciidamada maamulka Koonfur Galbeed oo...

Al Shabaab oo sheegtay in ay dileen masuul katirsan Wasaarada Gaashaandhiga

Warbaahinta Al Shabaab ayaa sheegtay in dagaalyahano hubeesan ay xalay xaafad katirsan degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir ku dileen masuul ay sheegeen in uu...

Gudoomiye Cirro oo ilaaladiisii laga watay iyo xarumo uu lahaa Xisbiga Wadani oo lala...

Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ayaa sheegaya in Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka ee Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) laga watay qaar badan oo...

Marwada Koowaad ee Dalka oo olole loo baahan yahay kawada Mareykanka

Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Seynab Cabdi Macalin oo Olole loogu gurmanayo dadka ay saameysay fatahaaddu ka wadda Gobollada Mareykanka ayaa magaalada Magaalada Seattle...

Faahfaahin: DF & Madasha Xisbiyada oo xalay kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho

Masuuliyiin ka kala socday dowladda Federaalka Somalia iyo Madasha Xisbiyada Qaran ayaa xalay saqdii dhexe kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa la...

Dhaqtar ajnabi ah, muddo badana la sugayey oo ka howlgalay Mogadishu Memorial Hospital

Maamulka Mogadishu Memorial Hospital ee magaalada Muqdisho ayaa bulshada Soomaaliyeed ku wargalinaya in Isbitaalka uu ka howlgalay Dhaqtar ajnabi ah muddo badan la sugayey...

Golaha Wasiiradda Puntland oo caawa ansixiyey Miisaaniyada sanadka 2020 (Sawirro)

Golaha Wasiiradda dowlad goboleedka Puntland oo caawa kulan isugu yimidayaa meel mariyay miisaaniyadda Puntland ay ku shaqeyn doonto sanadka 2020. Shirkan oo uu Shir guddoominayey...

Masuul ka tirsan Maamulka K/Galbeed iyo qof kale oo caawa lagu dilay Afgooye

Labo qof oo midkood uu ahaa Nuur Faarax (Nuur Xawaad) oo ahaa Isku-duwihii Wasaaradda Maaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee degmada Afgooye ayaa caawa siyaabo...

LAST WEEK NEWS