Booliiska oo shaaciyay in Muqdisho ku dileen sargaal katirsanaa Al Shabaab (Akhriso Magaca)
Howlgal ciidanka booliiska Soomaaliya ka fuliyeen xaafad katirsan Degmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir ayaa la sheegay in ay ku dileen sargaal katirsanaa Amniyaadka Al Shabaab...