Booliis Waardiyeenaya Musqulaha dalka Turmenistan iyo Sabab layaab leh oo keentay
Ciidamo katirsan booliiska dalka Turmenistan ayaa loo xil saaray in waardiye ka noqdaan musqulaha dadka shacabka ah ay adeegsadaan iyo sidoo kale goobaha lagu daadiyo qashinka....