Dawladda Sucuudiga ayaa u diiday inuu waajibaadka Xajka soo guto sanadkan Sheekh caan ah oo lagu magacaabo Sheekh Ahmed Guma kaasoo u dhashay waddanka Nayjeriya....
Qarax xooggan ayaa ka dhacay saldhig basaska laga raaco oo ku dhow xarunta ciidamada milateriga ee loo yaqaan Mogadishu Cantonment ama Abacha Barracks, taasoo ku...
Qoraa Caan ah oo u dhashay Kenya laguna magacaabo Cyrus Nyakundi, ayaa maqaal uu qoray waxa uu cadeeyay in booliiska Kenya ay afduubteen kadibna dileen...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Ingiriiska ayaa uga digtay Israel Haddii aysan joojin dagaalka ay ku hayso Gaza oo aysan qaadin xayiraadaha gargaarka, ay qaadayaan tallaabooyin...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa la kulmay James Swan madaxa hawlgalka Kumeelgaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS). Kulanka...
Boqortooyada Midowday (UK) waa in ay cunaqabatayn ku soo rogtaa xukuumadda Israa’iil iyo wasiiradeeda oo ay qaadaan tillaabooyin ay kaga hortagayaan oo ay ciqaabayaan xasuuqa...