NEWS RW ku-xigeenka booqday Khasaaraha roobabkii xalayCaydiid AliMay 10, 2025 by Caydiid AliMay 10, 20250 Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa kormeer ku tagey qaar kamid ah goobihii ay saameynta ku yeesheen roobabkii... Read more
NEWS Madaxweyne Cirro oo daah-furay maalinta Iskaalmeysiga (Sawirro)Cabdi CadeMay 10, 2025 by Cabdi CadeMay 10, 20250 Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay Maalinta Qaran ee Iskaalmaysiga Shacabka Somaliland oo noqon doonta 10-ka bisha... Read more
NEWS Ra’isul Wasaare Shariif oo shaaciyay in India jawaab ku habboon siiyeenCabdi CadeMay 10, 2025 by Cabdi CadeMay 10, 20250 Ra’isul Wasaaraha dalka Pakistan Shehbaz Sharif , ayaa war uu soo saaray kaga hadlay weerarka jawaab celinta ee milatariga Pakistan ku qaadeen dalka India, xilli... Read more
NEWS Duqa Muqdisho oo war kasoo saaray roobabkii ka da’ay MuqdishoCabdi CadeMay 10, 2025 by Cabdi CadeMay 10, 20250 Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa warbixin kasoo saaray xaaladda degdeg ah ee ka dhalatay roobabka da’ay Caasimadda. Gudoomiye... Read more
NEWS Diyaarad ay Pakistan sameysay oo ceeb usoo jiiday nidaamka Difaaca S-400Cabdi CadeMay 10, 2025 by Cabdi CadeMay 10, 20250 Diyaaradaha dagaalka dalka Pakistan , ayaa weeraro culus oo dhinaca cirka ah ka fuliyay bartilmaameedyo kuyaalla dalka India, waxa ayna diyaaradaha si gaar ah u... Read more
NEWS Meydadka sargaal iyo dad kale oo roobka sababay oo laga helay MuqdishoCabdi CadeMay 10, 2025 by Cabdi CadeMay 10, 20250 Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka da’ay roob aad u xoog badnaa, kaa oo dadka magaalada degan sheegeen in muddooyinkan aysan arag nuuciisa, waxaana roobabkii xalay... Read more
NEWS Pakistan oo weeraro culus oo dhinaca cirka iyo Internetka ku qaaday IndiaCabdi CadeMay 10, 2025 by Cabdi CadeMay 10, 20250 Milatariga Pakistan , ayaa saakay weeraro culus oo dhinaca cirka ah ku qaaday bartilmaameedyo kuyaalla gudaha dalka Hindia, weerarkan ayaana jawaab u ah weeraro habeeno... Read more
NEWS Fahad Yaasiin” Madaxweyne Xasan Sheekh waa hoggaamiye Caddaalad !”Cabdi CadeMay 10, 2025May 10, 2025 by Cabdi CadeMay 10, 2025May 10, 20250 Taliyihii hore ee hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa si dadban weerar dhinaca afka ah ugu qaaday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan... Read more
NEWS Khasaaro dhimasho oo ka dhashay Roobkii xalay Muqdisho ka da’ayCabdi CadeMay 10, 2025May 10, 2025 by Cabdi CadeMay 10, 2025May 10, 20250 Roob xooggan oo dhaliyay khasaarooyin kala duwan ayaa xalay ka da’ay magaalada Muqdisho, waxa uuna roobka ahaa mid si xooggan ku socday oo biyo badan... Read more
NEWS Gacankudhiigle Abuukar Axmed Diiriye oo gacanta lagu dhigayCabdi CadeMay 10, 2025May 10, 2025 by Cabdi CadeMay 10, 2025May 10, 20250 Ciidanka booliska Puntland, gaar ahaan taliska qaybta gobolka Nugaal, ayaa xalay ku guuleestay in ay gacanta kusoo dhigaan nin gacankudhiigle ah oo qof shacab ah... Read more