Category : NEWS
Guddoomiye Muungaab oo furay imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Dhaxe
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Dhexe oo ay u fadhiisteen...
Fasiraad laga bixiyay hadal dhaliyay dood uu jeediyay Madaxweyne Deni
Wasiirka Maaliyadda Puntland, Maxamed Faarax Maxamuud ayaa fasiraad ka bixiyay hadal uu dhawaan sheegay Madaxweyne Deni, kaasi oo muran badan ka abuuray baraha bulshada. Hadalka...
[penci_ads id="penci_ads_3"]
Madaxweynaha dalka Suuriya oo amaan kala dul dhacay xaaskiisa !
Madaxweynaha Suuriya, Axmed Sharac ayaa ku ammaanay xaaskiisa , Latifa al-Droubi inay marxalad kasta garabkiisa ahayd, wuxuu dib u xusay inay la joogtay waqtiyo kala...
Ciidamada Isra’il oo xoog kula wareegay Doonta Madeleine ee Qasa u socotay
Ciidamada badda maamulka Israa’iil, ayaa saakay xoog ku galay lana wareegay doonta Madeleine ee qorshaheedu ahaa in ay jabiso go’doominta Israa’iil saartay magaalada Qasa ee...
Wasiir Abuu Mansuur oo arrimo muhiim ah kala hadlay Dr. Ali Erbash.
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha islaamka Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa magaaalada Makka kula kulmey Madaxa Arrimaha Diinta (DIYANET) ee Dalka...
Xamaas oo baahisay Video laga duubay maxbuus Israeli ah
Ciidamada Al-Qassam — garabka milatari ee Xamaas ayaa maanta oo Sabti ah baahiyay muuqaal cusub oo laga duubay maxbuus Israa’iili ah, kaasoo si adag u...
Askari dilal argagax leh ka geystay Magaalada Hargeysa
Dhacdo xanuun badan ayaa laga soo sheegay magaalada Hargeysa, kadib markii askari ka tirsan Ciidamada Somaliland uu toogasho ku dilay xaaskiisa iyo gabadh yar oo...
Dagaal culus oo ka socda degaanka Ceelhareeri iyo Macawisley oo..
Ciidamada Xoogga iyo kuwa degaanka ee gobolka Hiiraan ayaa saaka dhowr jiho ah ka weeraray aagga deegaanka Ceel-hareeri oo hoos taga degmada Moqokori ee gobolka...
Abiy Ahmed: “Waxaa murugo igu heysa Itoobiya bad la’aan ah”
Abiye Ahmed Raysal Wasaaraha Ethiopia ayaa sheegay waxa ugu wayn ee uu ka murugoodaa ay tahay inaan dalkiisu lahayn Deked. “Waxaa caloolyaw iyo murugo igu...