Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Ingiriiska ayaa uga digtay Israel Haddii aysan joojin dagaalka ay ku hayso Gaza oo aysan qaadin xayiraadaha gargaarka, ay qaadayaan tallaabooyin...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa la kulmay James Swan madaxa hawlgalka Kumeelgaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS). Kulanka...
Boqortooyada Midowday (UK) waa in ay cunaqabatayn ku soo rogtaa xukuumadda Israa’iil iyo wasiiradeeda oo ay qaadaan tillaabooyin ay kaga hortagayaan oo ay ciqaabayaan xasuuqa...
Diyaaradaha dagaalka dowladda Mareykanka , ayaa duqeyn dhinaca cirka ah oo lagu beegsaday kooxda Al Shabaab waxa ay ka fuliyeen deegaan duleedka ka ah magaalada...
Nin dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Liibiya oo lagu magacaabo Amer, ayaa u socdaalayay xajka, waxaana uuna ninkan la kulmay dhibaato dhanka ammaanka ah...