Turkiga oo dhaqangelinaya heshiis Soomaaliya la galeen 2016 kii
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa magaalada Geneva kulan kula qaatay dhigiisa dalka Turkiga. Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS...