Geeridii Jeneraal Caydiid 22-sano kahor iyo sidii ay igu soo gaartey
31-dii July 1996 Galabnimadii waxaan soo daawaday ciyaar kubadda cagta ah oo ka dhacday Garoonka Banaadir, waxaa xiligas socdey koobka la yaabka lahaa ee lagu xayeysiinayey Sigaarka...