Howlgal ciidanka booliiska Soomaaliya ka fuliyeen xaafad katirsan Degmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir ayaa la sheegay in ay ku dileen sargaal katirsanaa Amniyaadka Al Shabaab...
Guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug Cali Gacal Casir oo maanta ka hadlayay furitaanka kalfahiga 4aad ee Golaha Shacabka ayaa   sheegay in shirkii dhawaan lagu soo gebagabeeyay Magaalada ...