Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray magaalada Baydhabo (Daawo Sawirada)
Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya gaaray Wafdi ka socday Qaramada Midoobay, waxa ayna Wafdigan la kulmeen Madax katirsan...