Deg Deg: Muungaab oo xilka ka qaaday guddoomiyaal degmo kuwa cusubna magacaabay
Guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Banaadir, Xasan Maxamed Muungaab ayaa caawa xilka ka qaaday labo guddoomiye degmo , isagoona magacaabay guddoomiyaal cusub. Wareegto uu soo...