Wasiir Sabriye oo mar kale ka biyo diiday Qorshe uu watay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir
Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa mar kale ka biyo diiday qorshe la doonayay in xilka looga qaado qaar badan oo kamid ah Gudoomiyaasha...