Xiliga rasmiga ah uu furmayo kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka oo la shaaciyay
Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ku jira fasax, waxaana dhawaan la filayaa in Xildhibaanada kasoo laabtaan fasaxa ayna guda galaan shaqooyin badan oo horyaala kalfadgiga...