Daawo Sawirada: Farmaajo oo ka qeyb galay Janaasada Askari Howlgal lagu dilay
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka qeyb galay Janaasada Askari katirsanaa ciidanka dowlada Soomaaliya oo lagu dilay howlgal ka dhacay...