Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Daawo Sawirada: Farmaajo oo ka qeyb galay Janaasada Askari Howlgal lagu dilay

Madaxweynaha dowlada  Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka qeyb galay Janaasada Askari katirsanaa ciidanka dowlada Soomaaliya oo lagu dilay howlgal ka dhacay magaalada Marka.

Farmaajo iyo saraakiil katirsan ciidanka dowlada ayaa ka qeyb galay salaad Janaaso ah oo lagu dukanayay Cabdullaahi Macalin Ibraahim oo katirsanaa ciidanka dowlada oo ku geeriyooday howlgalka ciidanka Mulatariga ka wadaan magaalada Marka.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale gurigooda ku booqday qoyska uu ka geeriyooday askarigan katirsanaa ciidanka xooga Soomaaliya, waxa uuna Madaxweynaha uga tacsiyadeeyay qoyskaasi geerida ku timid wiilkooda.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Deni oo shir xasaasi ah isugu yeeray xisbiyada Siyaasadda Puntland (Sawirro)

Caydiid Ali

Xamse oo daah-furay shirweynaha Maalgashiga cuntada iyo Beeraha (Sawirro)

Cabdi Cade

Shirka Wadatashiga oo maanta ka furmaya Madaxtooyada iyo Qodobada looga hadlayo

Cabdi Cade
Taboola Ads ---