Maraykanka oo ka hadlay duqeyn uu maalintii Ciidul-adxaa ka geystay koonfurta Somalia
Taliska Ciidanka Mareykanka Africa ee AFRICOM ayaa shaaciyey duqeyn  ay maalintii koowaad ee Ciidula Adxaa la beegsadeen kooxda Alsahbaab oo ka dhacday meel 46-Km Waqooyi...