Friday, June 21, 2024

(Sawirro) Farmaajo oo dallacsiiyey saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska Somalia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay Munaasabadda Xuska Sannad Guurada 78-aad ee Aasaaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, dhiirigelinaya na...

Axmed Madoobe oo arrimo muhiim ah kala hadlay Mike Nithavrianakis oo Kismaayo gaaray (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Aqalka martida kulan kula yeeshay Safiirka UK ee Soomaaliya Mike Nithavrianakis oo booqasho ku yimid Jubaland. Kulanka...

Wasiiro iyo Xildhibaano kasoo jeeda Hawiye oo ku fashilmay Qorshe ay u tageen Baydhabo

Wafdi isugu jiray Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan labada aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa booqasho ku tagay 22-kii bishan magaalada Baydhabo ee xarunta KMG...

Boqortooyada Sacuudiga oo Ajaaniibta ka joojisay in Cumro u yimaadaan dalkeeda

Boqortooyada Sacuudiga ayaa soo saartay amar ajaaniibta looga mamnuucayo in cumro u yimaadaan dhulka Barakeesan xili uu qaar kamid ah wadamada caalamka uu ku...

Aadan Madoobe oo la kulmay Xildhibanadii ku buuqay kulankii Golaha Shacabka (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Shiikh Aadan Mohamed Nur Madobe ayaa la kulmay xildhibaanadii Fowdada ka sameeyay kulankii baarlamanka ee lagu ansixiyey Xukuumadda. Xildhibaanada ayaa raali...

ATMIS oo ciidanka Xoogga dalka ku wareejisay Saldhiga furinta ee Orhasan (Sawirro)

Saraakiil sarsare oo ka kala socday #ATMIS, UNSOS, iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Talaadadii kormeeray Saldhiga furinta hore ee Orhasan ee magaalada Beledweyne...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Maxamed Bin Salman iyo Waxii ay kawada hadleen

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee caasimadda Boqortooyada Sacuudiga kula kulmay dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan. Kulanka dhax...

Wax ka ogow Taariikhda Agaasimihii Xukunka ku riday Maxkamada Ciidamada (Sawirro)

Nuur Cali Axmad Mahad Alle waxa uu ahaa Agaasime ku xigeenka Shaqada iyo Shaqaalaha Gobolka Banaadir 6- Bilood ka hor markii uu dhacay Qaraxii...

(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Madaxweynihii hore ee Somalia & Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa galabta hoygiisa magaalada Muqdisho kula kulmay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Wararka ayaa sheegaya iney ka wada hadleen...

Joe Biden oo saxiixaya Wareegtooyin qaarkood saameyn ku leh Soomaalida

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa lagu wadaa inuu saxiixo dhowr wareegto saacadaha ugu horreeya, marka xilka loo caleema saaro Arbacada soo...

News in English

Child Protection Funds Diverted by Prime Minister’s Office

The Office of the Prime Minister (OPM) is facing serious allegations of corruption involving the misuse of $400,000 intended for child protection. The funds,...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs