(Akhriso) C/wali Gaas oo dalacsiiyey qaar ka mid ah Saraakiisha ciidamada Puntland
Madaxweynaha Puntland ee xiligiisu gebagebada yahay Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta dallacsiiyay taliyaasha ciidamada Daraawiishta iyo Badda ee maamulkiisa. Wareegto ka soo baxday xafiiska...