Mooshinka laga gudbiyay Farmaajo oo la sheegay in sadex Ujeedo laga leeyahay
Mooshinka Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka gudbiyeen Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa buuq siyaasadeed ka dhax dhaliyay dowlada dhaxdeeda. Wasiirada Xildhibaanada ah ee ku...